Xisbiga Ucid oo Waliilka Socialist International oo Magacaabay.
Posted by xaaji on December 11 2013 18:06:10

Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la magacaabo Waliilka Socialist International (SI) iyo Midawga Yurub (EU) ee Xisbiga UCID


Extended News

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

REPUBLIC OF SOMALILAND


 

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka

UCID

Justice and Welfare Party

حزب العداله والرأفة

 

Ref/UCID/944/2013                                                                                                          Date: 07/12/2013

Uj: Xil-Magacaabis

Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la magacaabo Waliilka Socialist International (SI) iyo Midawga Yurub (EU) ee Xisbiga UCID, Markuu Xisbiga UCID ku qancay kartida iyo wax-qabadkiisa waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 07/12/2013 u magacaabay Wakiilka  Socialist SI iyo Midawga Yurub ( EU) ee Xisbiga UCID Md. Siciid Cumar Cabdillaahi.

Isla markaana la faray in hawshiisa si dhakhso ah uu u bilaabo kana soo baxo waajibaadka loo igmaday.

Waxaanu Illaahay uga baryaynaa in uu  u fuduudeeyo hawsha loo dhiibay.

 

ALLA                         MAHAD                       LEH

 

Gudoomiyaha Xisbiga UCID

Eng, Faysal Cali Waraabe

Saxeex: