Ilmo Il kaliya Ku Dhashay Dalka Israel Oo Dadka Waddankaas Badankoodu U Aamineen.
Posted by abdi on December 18 2013 12:36:37

Muuqaal lagu baahiyay shabakada Youtube, isla markaana lagu sheegay ilme yar oo ku dhashay dalka Israel, ayaa noqday mid si wayn loo daawaday isla markaana sheekooyin kala duwan laga wariyay.


Extended News

Muuqaal lagu baahiyay shabakada Youtube, isla markaana lagu sheegay ilme yar oo ku dhashay dalka Israel, ayaa noqday mid si wayn loo daawaday isla markaana sheekooyin kala duwan laga wariyay.
Ilmahan yar oo wajiga badhtankiisa il kaliya ku leh, waxa dadka reer Israel badankoodu ku tilmaameen Dijaal Cawar inuu yahay, kaas oo diini ahaan ay rumaysan yihiin, sidoo kale waxa ka hadlay culimo muslimiin ah oo iyaguna ka waramay in Dijaal Cawar aanu imika

dhalanayn ee imanayo markii Illaahay qadaray isagoon cidina ogayn meesha uu ku dhashay iyo goortii uu dhashay.