DAAWO SHIRKII BEESHA DIREED EE WOQOOYIGA AMERICA MINNEAPOLIS.
Posted by xaaji on December 27 2013 23:18:44

Waa shir looga hadlayay dagaalada ka socda Gobolada shabeelada Hoose, dhexe, iyo Hiiraan, dagaalkaas oo ay beesha Direed ku cambaareysay wax ka qabad la'aanta dowladda federaalka.


Extended News

Waa shir looga hadlayay dagaalada ka socda Gobolada shabeelada Hoose, dhexe, iyo Hiiraan, dagaalkaas oo ay beesha Direed ku cambaareysay wax ka qabad la'aanta dowladda federaalka iyo tacadiyada faraha badan ee loo geysanayo bulshada direed ee halkaas ku dhaqan laguna baab'iyay hantidoodii lana gubay beerohoodii.