Gabey Mogdisho loo tiriyey oo xiiso badan.
Posted by abdi on January 02 2014 11:19:23

Waxaan gabey u tiriyey magaalada mogdisho waana gabay ka hadlaya wixii dhacey 23sano ee lasoo maray, hadaba akhri oo micnaha ku jira dhuux.


Extended News

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Waxaan gabey u tiriyey magaalada mogdisho waana gabay ka hadlaya wixii dhacey 23sano ee lasoo maray, hadaba akhri oo micnaha ku jira dhuux.

GABAY AAN MOGDISHU U TIRIYEY:-
Muuq disho, bilic disho , magac Somali disho, dadkii disho, iyadu isdisho, xaaraan cunto, bili-liqo cunto, dumar kufsato, caruur xabaasho, suxufi disho, doctor disho, aqalo taabsato, beelaha hoose disho, waxkastaba disho, dadkii dhintay xabaalaha kaga dabatagto, iscunto ismuudsato,isleefto iscalaashato, ismadhaanto, Aaakhirkiina waxay noqotay HERO DHIIG. 23 sano ayay maraysaa laakiin 50sano ayay sidaa ahaanaysaa weynaad arki doontaan hadii Eebe idmo. Mogdisho xeradeed ba'do inkaar muslin qabto, ismataqaano,cagta ismariso,BULLSHIT

 

 


By: Eng.Kamal Mohamed A.