Beesha Siilaanyo waxay maroorsadeen xilalkii Dowlada Somaliland.
Posted by ifraax on January 10 2014 12:44:45

Beesha Siilaanyo waxay maroorsadeen xilalkii Dowlada Somaliland gaar ahaan gobolka Togdheer sidaas darteed waxaan dabagal dheer kadib idiin soo gudbineynaa Liiska xilalka Dawladda.


Extended News

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Beesha Siilaanyo waxay maroorsadeen xilalkii Dowlada Somaliland gaar ahaan gobolka Togdheer sidaas darteed waxaan idiin soo gudbineynaa Liiska xilalka Dawladda gobolka Togdheer iyo beelaha ay ka soo kala jeedaan
Liiskan masuuliyiintan iyo magacyadooda ayaa waxay daboolka ka qaadayaan cadaalad-daradda ka jirta gobolka Togdheer ee xilalka Dawladda ,oo xadhkaha goosatay mudadii ay Xukuumadda Siilaanyo hugaanka wadanka la wareegtay .

Habaryoonis Waa Sideed Iyo Labaatann Beesha Madaxweyne Siilaanyo Ee Habarjeclo Waa Lixdan maayirku u dheeryahay beelaha Kale Ee Gobolkuna Waa Sagaal halkan ka akhriso.

Liiska Habarjeclo Ee Beesha Madaxweynnaha shaqaalaheeda.
1.Isku Duwaha wasaaradda caafimaadka Dr Cabdi Yasiin H/J Allamagan
2. Iskuduwaha wasaaradda Arrimaha Bulshada Ismaaciil Timo Adag H/J Biciido
3. Iskuduwaha Wasaaradda Beeraha Gurey Beereed H/J Reer Daahir Reer Yuusuf
4. Iskuduwaha Wasaaradda Biyaha G/Togdheer Rashiid Lagos H/J Reer Daahir
5.iskuduwaha Wasaaradda Deegaanka G/Togdheer Yuusuf Warsame H/J Axmed Faarax
6. Iskuduwaha Wasaaradda Maaliyadda G/Togdheer Iyo Goboladda Bari Ibrahim Cawil X. Nuur H/J Axmed Faarax
7. Iskuduwaha Wasaaradda Duulista Hawada G/Togdheer Iyo Goboladda Bari Cabdi Yasin H/J Axmed Faarax Reer XAAD
8. Iskuduwaha Hay,adda Tayadda G/Togdheer Maxamuud Saleebaan H/J Solomodow
9. Iskuduwaha Wasaaradda Warfaafinta G/Togdheer Yuusuf Ilkacase H/J Solomodow
10. Iskuduwaha Hay,adda Shaqaalaha G/Togdheer Cabdifataax Shaluu marey H/J Reer Daahir
11. Isku duwaha Mucaawinooyinka G/Togdheer Iyo Goboladda Bari Mustafe Faarax Qalab H/J Axmed Faarax
12. Iskuduwaha Laamaha Baanka Ee Goboladda Bari Cumar Xogo-gaal H/J Solomodow
13. Maamulaha Madaarka Burco Cabdirisaaq Siciid Axmed H/J Axmed Faarax Abokor ahmed
14. Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga G/Togdheer Axmed Cali Baynax H/j Biciido
15. Ku Xigeenka Iskuduwaha W/Qorshaynta Ee G/Togdheer Axmed Kabaweyne H/J Aaadan Madoobe
16. Ku Xigeenka Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Burco H/J Solomodow
17. Kormeeraha Waxbarashada Ee Goboladda Bari Axmed Lafoole H/J Axmed faarax
18. Kuxigeenka Waxbarashada Ee Gobolka Togdheer H/J Axmed faarax
19. Maamulaha Tvga Qaranka Ee Gobolka Togdheer Cabdisitaar C/laahi Cali Sabri H/J Abokor axmed
20. Xog-haynta Badhasaabka Xayaad Diingool H/J Yeesif
21. Maamulaha Xafiiska ka Hortaga Tahriibka Iyo Arkiifiyada Ee G/Togdheer Cabdifataax saalax sugule H/j Cimraan
22. Maamulaha Dugsiga Tababarka Ee Gobolka Togdheer Faadumo Cismaan H/J Reer Daahir
23. Xisaabiyaha Wasaaradda Caafimaadka Ee Gobolka Togdheer Ina Faarax Juuqaa H/J Solomodow
24.Maamulaha Cisbitaalka Guud Ee Burco H/J
25. Gudoomiyaha Maxkamada Ee Gobolka Togdheer
26.Maamulaha Canshuuraha Bariga Ee Gobolka Togdheer Cabdirisaaq Jaamac H/J Aadan Madoobe
Qaybta Booliiska
1. Taliyaha maamulaha Lacagta Cali shine H/j Axmed Faarax
2. Taliyaha Hoostada gaadiidka caateeye Dable H/j Reer Daahir
3. Taliye ku xigeenka gaadiidka faarax garbiye H/J Axmed faarax reer abtidoon
4. Taliye ku xigeenka ciidanka gurmadka Maxamed Qushi H/J CIMRAAN
5. Taliyaha Saldhiga Faarax Oomaar H/J Khadar
6. Taliye Ku Xigeenka Saldhiga faarax oomaar H/J Reer Daahir
7. Taliyaha Saldhiga Octoober Fuaad H/J Axmed faarax reer abtidoon
8. Taliye Ku Xigeenka Saldhiga Oktoober H/J Axmed faarax
9. Taliyaha C.I.d Gobolka ToGDHEER Cali jaamac Malow H/J AXMED FAARAX
10. Taliyaha Xuraanka booliiska Ee Gobolka Togdheer cali jaamac cali H/J Axmed faarax
11. Taliyaha Hawlgelinta booliiska Ee G/T Xasan cismaan weyrax H/J Axmed faarax
12. Taliye Ku Xigeenka Nabadsugida g/togdheer H/J Axmed faarax abokor axmed
13. TALIYE Kuxigeenka Saldhiga booliiska Ee Gobolka Togdheer Dhamac H/J Biciido
14. Taliyaha booliiska madaarka maxamed jaamac H/J Solomodow
15. Taliyaha laanta socdaalka cabdi jidhif H/J axmed faarax reer abtidoon.

Militeriga Gobolka Togdheer

1. Taliyaha Ciidanka qaybta 12aad Ee Gobolka Togdheer Axmed hure haariye H/J Axmed faarax abokor axmed
2. Taliyaha Guutada Taangiyada cabdilaahi maxamed H/J Axmed faarax
3. Taliyaha Madaafiicda Goobta Ee Gobolka Togdheer Ciise H/J Cumar
4. Taliyaha Guutadda Sagaalad Ee GOBOLKA TOGDHEER Shiine H/J AXMED FAARAX
5. Taliyaha maamulka lacagta ee ciidanka ee gobolka togdheer warsame H/J SOLOMODOW
6. Taliyaha Laanta Baadhista ciidanka lacagta G/Togdheer maxamuud cabdi H/J Reer daahir
7. Taliyaha Xisaabta Guud Ee Maamulka Lacagta Dhuxul H/J AXMED FAARAX
8. Taliyaha Hoostada gaadiidka Ee G/togdheer aadan baradho H/J AXMED FAARAX
9. Taliyaha ciyaaraha Milateriga Ee Gobolka togdheer axmed gab H/JAxmed faarax
10. Taliyaha laanta tababarka G/T Aar H/J Axmed faarax
11. Taliyaha Sancada Ciidanka Ee Gobolka Togdheer Axmed faarax reer raage
12. Taliyaha Laanta dhismaha ciidanka militariga G/T Faarax cali daad H/J BICIIDO
13. Taliyaha laanta wacyigelinta laanta gobolka togdheer c/laahi naabaal H/J BICIIDO
14. Taliyaha xafiiska ciidanka Xaashi H/J AXMED FAARAX
15. Taliyaha Laanta caafimaadka dhudi jaamac h/j solomodow
16. Taliyaha hawlgelinta Aaga doolaal H/J SOLOMODOW
17. Taliyaha Difaaca Cirka G/T Kaace fuul H/J REER DAAHIR
18. Taliyaha Ciidanka Duubcasta faysal cabdi bootaan H/J AXMED FAARAX Reer abtidoon
19. Taliyaha ciidanka asluubta Ee Xabsiga Burco Maxamed geele H/J Axmed faarax.

Liiska Beelaha Habaryoonis

1- GUDOMIYAHA MAXKMDA RACFAANKA CISMAAN LAANGADHE REER CAYNASHE
2. TALIYAHA ASLUUBTA G/TOGDHEER JAAMAC BAADI REER CAYNASHE
3. TALIYAHA SIRDOONKA G/TOGDHEER Mr. IBRAHIM CABDI XIRSI
4. TALIYAHA SALDHIGA DAWLADA HOSE CISMAAN QORWAA MUSE CARRE
5. TALIYAHA SALDHIGA MAXMED CALI FAARAX QADHIIDH SACAD YOONIS
6. TALIYAHA SALDHIGA KOSAAR CALI FARLOW REER XUSEEN
7. ABAANDULAHA GAASKA QAYBTA 12 aad KAYD REER CAYNAASHE
8. TALIYE XIGEENKA LAANTA C.I.D FANAX REER XUSEN
9. TALIYE XIGEENKA LAANTA SOCDAALKA FARXAAN DAWACO REER CAYNASHE
10. TALIYAHA LAANTA CIDANKA BIRMADKA KHARAD AABI REER XUSEEN
11. TALIYE XIGEENKA SALDHIGA DHEXE KEYSE AADAN REER SUGULE
12. BADHASAAB XIGEENKA G/TOGDHEER MAXAMED Y. UBAXLE REER WEYD
13. XISAABIYAHA XAFIISKA BADHASAABKA MUSTAFE MACALIN CABDI XIRSI
14. ISUDUWAHA WAS. QORSHAYNTA M. CABDI CARAB MUSE CARRE
15. ISUDUWAHA WAS. GANACSIGA CABDI BIDAAR MUUSE CARRE
16. ISUDUWAHA WAS. DIINTA IYO AWQAFTA SH. KEYSE MUUSE CARRE
17. ISUDUWAHA WAS. MADAXTOYADA YAASIIN X "EGES” MUUSE CARRE
18. ISUDUWAHA XUQUQUL INSAANKA C/KARIIM ADEN DIRIYE MUUSE CARRE
19. ISUDUWAHA WAS. DIB UDEJINTA AXMED CABDI XEYD SACAD YOONIS
20. ISUDUWAHA WAS. XANADA XOLAHA CABDI HINDI CALI SICIID
21. ISUDUWAHA WAS. HAWLAHA GUUD INA CAANO KARIYE REER CAYNAASHE
22. ISUDUWAHA WAS. WAXBARASHADA CABDI AXMED SICID REER WARABE
23. ISUDUWAHA WAS. BOOSAHA IYO ISGADH SICIID CALI SICIID
24. HAY’ADA LADAGLKA AFOOYINKA(NERAD) DAAHIR REER XUSEN
25. MAMULKA KASTANKA BURCO SAALAX SACAD YOONIS
26. MAAREYAHA WAKALADA BIYAHA IBRAHIM JIRDE MUSE ISMACIIL
27. AGASIMAHA SAMAFALKA MADAXTOYAD
28. ISUD. DEG.WASRADA DEGANKA &RER MI CABDILAAHI GAAB REER WEYD.

XILALKA DAWLADA DHEXE EE BEELAHA KALE AY GOBOLKA TOGDHEER KA HAYAAN XILKA MAGACA BEESHA

1. BADHASABKA GOBOLKA TOGDHEER XAMARJE SACAD MUSE
2. XOGHAYAHA GOBOLKA TOGDHEER C/RAXMAN ADEN ARAB
3. GUDOMIYAHA MAXKAMA DEGMADA CIISE MUSE
4. XEER ILAALIYAHA GOBOLKA JAMAAL SACAD MUUSE
5. ISUDUWAHA. WAS. CADALADA C/LAAHI ARAB
6. ISUDWAHA WAS.WARSHADAHA FAYSAL CIISE MUUSE
7. XISAABIYAHA GOBOLKA TOGDHEER, Maxamed Yaasin cali.
8. TALIYAHA QAYBTA BOOLISKA GOBOLKA TOGDHEER, BEESHA CIISE.

 

 


Ifraax maxamed cismaan.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online.
Hargeysa Somaliland.