Gabay aad u cajiib ah oo loo tiriyey Madaxdeyne Siiraanyo.
Posted by ifraax on January 14 2014 12:26:59

Waxaan wareysi aan ka qaadnay abwaan cabdilaahi adan samatar abwaan mareykan oo gabey cajiib ah u tiriyey madaxweyne siiraanyo, gabaygan ayuu wuxuu iftiiminayaa meelo badan oo muhiim ah.


Extended News

Waxaan wareysi aan ka qaadnay abwaan cabdilaahi adan samatar abwaan mareykan oo gabey cajiib ah u tiriyey madaxweyne siiraanyo, gabaygan ayuu wuxuu iftiiminayaa meelo badan oo muhiim ah waxaa wareysigan qaaday

Tifatiraha Shabakada Hargeysa Online eng.Kamal Mohamed Ali.

Halkan ka daawo Gabeyga.

 

Ifraax maxamed cismaan.

Xafiiska Wararka  ee Hargeysa Online.

 Hargeysa Somaliland.