Wasaarada Arimaha Guduhu waxba ka qabato mamulka dulmiga ee Degmada Tog wajaale.
Posted by xaaji on February 17 2014 18:11:13

xaashiWasaarada Arimaha Guduhu waxha ka qabato mamulka dulmiga iyo
cadaaladarada kudhaqmaya ee Degmada Tog wajaale war qad qoraala.


Extended News

xaashiWasaarada Arimaha Guduhu waxha ka qabato mamulka dulmiga iyo
cadaaladarada kudhaqmaya ee Degmada Tog wajaale war qad qoraala oo
uusoo gaadh siiyey saxaxaafada madaxa banaan axmed Mowlid MUUMIN OO
kamida ganacsatada degmada tog wajaale waxay uqornayd sidan hoos
kuxusan

KU Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland

KU Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha

OG Jananka Boliska Jamhuuriyada Somaliland

OG Badhasaabka Gobolka Gabiley





Aniga oo aha muwaadin axmed mowliid muumun waxaan ka cabanayaa tacdiyo
badan oo la iigaysta 6 lixdiibilood ee udanbeeye la,igu xidhay
saldhiga boliska wajaale iyo jeelka Gabiley iyadoo la,iila dhaqmay

si kaxbaxsan ansha iyo qaynunka dalka u yaala islamarkaana
la,iigaystay xadhig sharici daro ah oo aan habayaratee wax la,igu
eedeeyey anay jirin la,iguna xidhay saldhiga Booliska Degmad tog
wajaale Gudoomiyaha iyo taliyaha saldhiga booliska degmada tog
wajaale oo ku heshiiyey dulmiga iyo cadaalad darada islamarkaana
xadgugubyo iyo gabood falo ka geysta degmada iyaga oo ku sifoobay
eexda qabyaalada islamarkaana wada falal ay ka imankarto amnidaro
gudoomiyaha oo wada qorsheyaal belaysan oo sibadheedhana uugu
sheegay in dhul uu leeyahay muwaadin axmed mowliid muumin inuu siin
doono nin ay gudoomiyaha wajaale ay ilmaadeer yihiin oo magiciisa
layidhaa Maxamed cabdilaahi Habane Qojobe iyadoo Qojobe iyo AXMED
MOWLIID maxkamada Gabiley Iyo maxkamada racfaankaa ay iskula jireen
muddo 4 afar sano ah balse akhirkii looxukumay axmed mowliid
maxkamaduna ufulisay wadadana laga mariyey wuxuu hadan ku qabsaday
dad masakiin tumaalo ah oo ah dadka lahaybsooco ee laga tirade
badanyahay kuqabsigaasi oo uu Gudoomiyaha TogWAJAALE xaashi maxamud
cabdi iyo taliyaha saldhiga boliska wajaale ku garabsiiyeyeen
kuqabsiga iyo cadaaladarad axmed mawliid muumin oo sheegay
ingudoomiya iyo taliyaha saldhiga bolisku ay galeen heshiis sadex
geesood ah heshiikaas oo tibaaxayey in dhulka uu leeyahay axmed
mawliid marka lagaqaado inla iibiyo oo sadex meelood loo qaybiyo
hadab waxaan xukuumada Somaliland ku wargalinaynaa in nalaga qato
dulmigaa iyada oo somalilantahay beelo isku tagay beeline beel aanay
gumaysankari anaga oo ixtiraamayna distuurka dalka iyo dawlada
Somaliland waxaan baaq udiraynaa wasiirka wasaarada arimaha gudaha
iyo jenenka cidanka booliska jamhuuriyada Somaliland mudane
cabdilaahi fadal iiman inay waxka qabtaan falka iskahorkeenka beelaha
wada degan wajaale oo ay wada mamulka ka taliya degmada taasi oo ay
jiraan dhaqdhaqaayo sababikara amnidaro oo kadhaca magaalada iyadoo
dadka dulmiga loogaystay ay warbaahinta u xaqiijiyeen inay isdifaaci
doonan hadaan dawladu talaabo deg dega qaadin

AXMED MOWLIID MUUMIN

TOG WAJAALE xaashi SOMALILAND

TEL 00252634466961