Dhacdo murugo badan oo nin somaliyed ku sameeyey xaaskiisii oo somaliya joogta.
Posted by ifraax on February 21 2014 12:40:44

Gabar dhalinyaro ah oo degan magaalada Muqdisho ayaa cudurka waalida ee ku dhacay waxaa u sabab ah, Wiil ay is qabeen oo dalaaqadeeda soo siiyay markii uu mid ka mid ah dalalka Yurub.


Extended News

Gabar dhalinyaro ah oo degan magaalada Muqdisho ayaa cudurka waalida ee ku dhacay waxaa u sabab ah, Wiil ay is qabeen oo dalaaqadeeda soo siiyay markii uu mid ka mid ah dalalka Yurub cagta dhigay, kadibna gabadhaasi ay maskaxdeeda isku darsoontay, iyadoo xaalad miir la´aan ah ku jirto ilaa weli.

Hooyada dhashay Gabadhan ayaa sheegtay in gabadheeda aysan waxba kala ogeyn isla markaana, xanuunkeeda uu yimid markii wiilkii ay jecleyd uu tegay Yurub in uu soo furay, arintaasoo ah mid aad looga xumaado.