Gudoomiyaha wajaale oo iibiyey afaafka hore ee dugsiga hoose una fasaxay in uu ganacsade ah.
Posted by xaaji on March 26 2014 09:46:59

Wajaale Gudoomiyaha Degmada Togwajaale xaashi maxamuud cabdi oo caadaystay baryahandanbe iibinta jidadka iyo dhulka danta.


Extended News

Wajaale Gudoomiyaha Degmada Togwajaale xaashi maxamuud cabdi oo
caadaystay baryahandanbe iibinta jidadka iyo dhulka danta Guud ah
iyadoo ay isa soo tarayaan hagardaamooyinka uu kuhayo bilicda
magaalada Godoomiyaha oo fasaxay islamarkaana u ogooladay inuu dhisto
barxada dugsiga hoose ee degmada togwajaale halkaas oo ahayd barta
kaliya ee marka iskuulka lagasoo daayo nasosaaca ay ahayd mashekaliya
ee banaan halkaa oo uusiiyey ninka layidha xasan jide oo hore udaganaa
dhul dan GUUD ah oo ayhayd halkii ay ku ooli jirtay warshadii laydhka
wajaale ushidi jirtay iyadoo wali anay kahadal wasaarada waxbarashadu
balsee ay dadku kacadhoodeen magaalada togwajaale oo gashay marxalad
adag iyo maamulxumo ragaadisaysay habsami usocodkii adeega bulshada
iydoo Gudoomiyaha wajaale uu ka seexday shaqadii qaranku u igmaday
kana gaabiyey xilkii loosoo magacaabay inuu u guto sidii loogu
talagalay balse suuuqa uu udirtay niman dilaalin ah oo uu umagacaabay
waxda dhulka islamarkaana GIMIDA ama qiimeya baradayaasha ay
fasaxayaan kana qaata lacago dhan 1500 oo dillarka USA iyada oo ay
isasootarayso cabashada GANACSATADA Gudoomiyaha magaalada togwajaale
oo baryahandanbe xidhiidh Dhow
layeeshay finaaska ETHIOPIA iyo wasaarada arimaha gudaha oo ku ilawday
nidaamka macangaga ee umadu khaatiyaanka kataagan tahay isaga oo ku
sifoobay dulmiga eexda iyo kalasaarid la,aan gadhkana iskuwada galiyey
beelihii sida nabadaa uwada degenaa una wada shaqaysanayey
magaalada wajaale oo ah magaalo ganacsi qaali ah islamarkana magacweyn
ugu fadhida jamhuuriyada somaliland ayaan ilaahada aan hein maamul
daacad ah karti iyo aqoon uleh bulshada uganacsi imanaya iyada oo ay
intaa dheer tahay fadeexado musuqmaasuq oo dulhoganayo xafiiska
Gudoomiyaha togwajaale waxaan xukuumada somaliland usoo jeedinayaa
aniga oo ah maxamed cabdilaahi Qombor in wajaale losoo diro
kormeerayaal iyo odhad xisaabiya hantida umada ee sida sharcidarada ah
loogu tagrifalayo waxaana ku rajowaynahay ina si deg deg ah uga soo
jawaabi doonto xukuumada somaliland


MAXAMED CABDILAAAHI QOMBOR

TEL 00252634177785

TOGWAJAALE SOMALILAND