Beesha Ciidagale Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamustay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil.
Posted by ifraax on April 21 2014 03:30:49

Beesha Koonfurta Bariga Iyo Badhtamaha Caasimada Hargaysa ayaa maanta hadhimo sharafeed.


Extended News

Beesha Koonfurta Bariga Iyo Badhtamaha Caasimada Hargaysa ayaa maanta hadhimo sharafeed ku maamustay garaad jaamac garaad ismaaciil oo ka mida garaadada gobolka sool.


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Qado sharaftan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan waxgaradka aqoonyahan madax dhaqameedka siyaasiyiinta beesha ciidagale .
Oo ay ka mid ahayeen gudoomiyaha gudida horumarinta beesha cidagale caaqil rashiid maxamed jaambiir .xaaji cabdi waraabe. Boqor raabi .suldaanka guud sul maxamed sul c/qaadir iyo masuuliyiin aad u rito badan oo aan magacyadoo halkan lagu soo koobi karin .

 

Maxamed Xasan dheere.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online.
Hargeysa Somaliland.