Al-shabaab oo soo Bandhigtay Gaadiid ay kasoo Qabsatay Kenya.
Posted by ifraax on May 24 2014 22:44:36

Al-shabaab ayaa degmada Baardheere ee gobolka Gedo kusoo bandhigtay gaadiid ay kasoo qabsatay dalka Kenya, toddobaadkii la soo dhaafay.


Extended News

201452463536523450678627810.jpg

201452463536523459463567711.jpg

201452463536523467121024013.jpg

201452463536523488426794332.jpg

201452463536523499522905918.jpg

201452463536523511507446021.jpg

201452463536523519823350241.jpg

201452463536523529064288817.jpg

201452463536523539152262161.jpg

201452463536523549822355371.jpg

201452463536523561419661691.jpg

 

 

Al-shabaab ayaa degmada Baardheere ee gobolka Gedo kusoo bandhigtay gaadiid ay kasoo qabsatay dalka Kenya, toddobaadkii la soo dhaafay. Barxad weyn oo ku taalla Baardheere ayaa lagu soo bandhigay baabuurtan oo lagu soo qabsaday weerar qorsheeysan oo xoogag Al-shabaab ka tirsan ay ku qaadeen gaadiid ay wateen ciidamada Kenya oo duleedka Mandheera marayay. Mas’uuliyiin ka t irsan Al-shabaab ayaa boqollaal dadweyne ah kula hadlay halka lagu soo bandhigay gaadiidkan, kuwaasoo ku booriyay shacabka inay gacan ku siiyaan dagaalka ay kula jiraan waxay ugu yeereen cadowgooda. Gaadiidka ay Al-shabaab soo bandhigtay ayaa waxay ahaayeen laba gaari oo ah kuwa loo yaqaan Cabdi-bilaha oo dusha ay ka saran yihiin ciidamada Al-shabaab, hub, warqado aqoonsi oo uu lahaa sarkaal Kenyan ah oo lagu magacaabo, Kenneth Salluubu, qoryaha faalka oo ay caanka ku yihiin ciidamada Kenya ayaa ayaa iyagana lagu soo bandhigay goobta.

 


Cadnaan cali Maxamuud.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online.
Mogdisho,Somaliya.