Hambalyo Hambalyo Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi Go,aan Qadashadu waa Geesinimo Guulayso Geesibaad Tahaye.
Posted by ifraax on June 23 2014 00:00:26

Hambalyo Hambalyo Gudoomiye  Muuse Biixi Cabdi Go,aan Qadashadu waa Geesinimo Guulayso Geesibaad Tahaye  Somalidu Waxay Ku Maah-maahada Gari Laba Nin Kamawada Qosliso Taas oo Macnaheedu yahay In Nin Uu Guulaysto.


Extended News

Hambalyo Hambalyo Gudoomiye  Muuse Biixi Cabdi Go,aan Qadashadu waa Geesinimo Guulayso Geesibaad Tahaye 
Somalidu Waxay Ku Maah-maahada Gari Laba Nin Kamawada Qosliso Taas oo Macnaheedu yahay In Nin Uu Guulaysto Hadaba waxaan U Arkaa Anigu Sidiiq Ahaan In Hadii Musharaxnimadii uu Maanta Cadeeyay In Lagaga Guulaystay Muuse Waxaan Leeyahay Mujaahid Adb´na Waad Guulaystay Go,aan Qadashada Waa Geesinimo Waana Guul 
NIN AYAA LAYIDHI INAANKAGII GARTII WAA LAGA HELAY HAAYE MA,QAATAY AYUU YIDHI WAXA GUUL WAYANA AYUU YIDHI OO GEESINIMO  AH HADUU QATAY,
Hadaba Gudoomiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi Waxaan Leeyahay Geesi Ayaa Tahay Waligaa Jiro Oo Joog  waxa geesinmo kale Ah Warsaxafadeedka Maanta Uu Qabtay Muuse Biixi Kaftanka Iyo Araarta Iyo hadalada Uu Kayidhina waxaan Leeyahay Waa Guul kale 
HADAB MAANTA WAXSA MUUQATA IANY JEEGAANTII SII ADKAATAY OO SII XOOGAYSTAY MAANSHA ALLAH TAASINA WAA GUUL IYO GOBANIMO.
Wabillaahi Tawfiiq Mujaahid Aad Ayaan Kugu farxsanahaye Guulayso Ayaan Ku Leeyahay
Hadaba waxaan Leeyahay Isu Tanaasulka Iyo Gobanimadu Waa Mid Lagu yaqaano Geesiga Iyo Gobanimadiisa 
Somaliland Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul Iyo Gobanimo Maansha allaah

W/Q Abw.Sidiiq Aw Faarax Gabaar
Gaashaan_1986@hotmail.com