Xil Magacaabid Dallada Somaliland Societies in Europe.
Posted by xaaji on July 22 2014 06:18:57

Guddoomiyaha Dallada kulmisa jaaliyadaha ama ururada dalalka Yurub Mudane Cabdiraxman Yaasiin, markii uu la tashaday xubnaha kale ee guddiga isla markaana uu ku qancay kartida.


Extended News

 

 

 

 

 

 

Taariikh: 21/07/2014 

Tixraac:  SSE/Fr –b/007            

 

Magacaabid Xil,

 

Guddoomiyaha Dallada kulmisa jaaliyadaha ama ururada dalalka Yurub Mudane Cabdiraxman Yaasiin, markii uu la tashaday xubnaha kale ee guddiga isla markaana uu ku qancay kartida, awooda hanka iyo hufnaanta  waxa uu xilka Xooghaya, Dallada Somaliland Societies in Europe, u magacaabay Mudane Moote Xaaji Cali Bootaan, oo hore xubin ugu ahaa guddiga fulinta ee Dallada SSE.

Xil gudashadu waxay bilaabanaysaa maanta oo ay taariikhdu tahay 21.07.2014. Ilaahay ayaanu uga baryaynaa inuu u sahlo xilka iyo hawsha loo igmaday.

 

Alle ayaa mahad leh,

 

Abdirahman Yaasiin

Guddoomiyaha Dallada SSE