Xisbiga waddani oo si cad u qeexay fashilka xukuumada siiraanyo
Posted by xaaji on August 14 2014 09:17:35

Dood dhex-martay 3da Xisbi Qaran ayaa lagu lafa guray waxqabadkii iyo fashilkii xukuumada Madaxweyne Siilaanyo. 


Extended News

 

 

Dood dhex-martay 3da Xisbi Qaran ayaa lagu lafa guray waxqabadkii iyo fashilkii xukuumada Madaxweyne Siilaanyo. Doodan oo Xisbiga Waddani iftiimiyey dhaliilaha xukuumada, Xisbiga Ucid ayaa isaguna kaalin mug leh ka qaatay doodan. 

 

Halkan ka daawo.