Gaarigii Madaxweynaha Kenya oo Nairobi lagu dhacay.
Posted by xaaji on August 30 2014 22:15:33

Habeenkii Arbacadii lasoo dhaafay ayaa kooxo hubeysan waxay dhaceen gaarigii gaarka ahaa ee Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.


Extended News

 

Habeenkii Arbacadii lasoo dhaafay ayaa kooxo hubeysan waxay dhaceen gaarigii gaarka ahaa ee Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, oo ahaa nooca aan xabadaha karin ee sameysa shirkadda BMW, iyadoo falkani uu noqday mid dadka Kenya ay hadal hayaan suuragalnimada in la dhaco gaariga Madaxweynaha.

Halkan ka daawo video.

HargeysaOnline.Net