Tacsi ku socota Reer Cabdiraxmaan Cali Aw Diiriye
Posted by abdi on September 12 2014 09:10:45

Tacsi Tiiraanyo Leh Innaalilaahu Wa Innaa Ilayhun Raajucuun waaxnu tacsi Balaadhan U Diraynaa Reer Cabdiraxmaan Cali Aw Diiriye.


Extended News

Tacsi Tiiraanyo Leh Innaalilaahu Wa Innaa Ilayhun Raajucuun waaxnu tacsi Balaadhan U Diraynaa Reer Cabdiraxmaan Cali Aw Diiriye Geerida Ku Timi Ilaahay Ha U Naxariistee Aabahood Cabdiraxmaan Cali Dii´riye Oo Ku Geeriyooday Magalada Burco


Waxaanu Ilaahay   Uga Baryanaa Inuu Marxuumka Ilaahay Janadii Fardawsa Ka Waraabiyo Aamiin Qoys Iyo Qaraabo Iyo  asxaabta Samin Iyo  Iiman Ka Siiyo Aamiin Aamiin Aamiin



Waxa Diraya Tacsidan

Abw,Sidiiq Sh Faarxa Gabaar

 Cabdiraxmaan Daahir Rooble

Sh Faysal Maxamed Cali

Cali Warasame Hassan

Muuse Faarax Jamac

Cabdirisaaq Green

Aden Jamac Xasan

Muuse Cali Ibraahim

Faysal M Xirsi

Xasan Faarax Kunle

Maxamed Cabdillaah

Maxamuud Axmed

Cabdisalaan Fanax

Cabdiraxmaan Ismaaciil Goodiraale



Waxaanu Ilaahay  Uga Baryanaa Inuu Marxuumka Ilaahay Janadii Fardawsa Ka Waraabiyo Aamiin Qoys Iyo Qaraabo Iyo  asxaabta Samin Iyo  Iiman Ka Siiyo Aamiin Aamiin Aamiin
 By Sidiiq Sh Faarax Gabaar