Xildhibaano baastoolad ula baxay maayarka borama.
Posted by abdi on September 13 2014 23:10:14

laba xildhibaan oo ka tirsan golaha deegaanka boorama oo la kala yidhaa maxamed ibraahim Ilkacase iyo xayte ayaa goor dhaweyd duqa degmadda borama.


Extended News

 

 

 

 

 

 

 

 

 

laba xildhibaan oo ka tirsan golaha deegaanka boorama oo la kala yidhaa maxamed ibraahim Ilkacase iyo xayte ayaa goor dhaweyd duqa degmadda borama ku weeraray magaaladdaasi iyadoo midna baabuur ku jaray halka ka kalena la sheegay in uu baastoolad ula baxay. Ma jiro war faahfaahsan oo ka soo baxay falkan, hase yeeshee waxa si weyn looga hadal hayaa magaaladda.

HargeysaOnline.Net