Xukumada Somaliland Wadda Hadal la Furayso Cali Khaliif Galaydh.
Posted by abdi on September 13 2014 23:17:00

Wararka ay Qorayaan Qaar ka mid ah Warbaahinta Taageerta Cali khaliif Galadh ayaa Maalmahan Dabacaysay Warar Sheegaya in Somaliland Biloowday wadda hadal.


Extended News

Wararka ay Qorayaan Qaar ka mid ah Warbaahinta Taageerta Cali khaliif Galadh ayaa Maalmahan Dabacaysay Warar Sheegaya in Somaliland Biloowday wadda hadal ay la furayso Siyaasi Cali Khaliif Galadh oo Dhawaan Sheegtay in uu yahay Madaxweynaha Maamulka Khaatumo oo uu ka yagleeyay Deeganka Saax-dheer Basle Ciidamada Somaliland ka Sareen Deegankaasi isaga oo wakhtiyadii danbe ku sugnaa Gudaha Dalka Itoobiya.

Wararku waxay intaasi ku darayaan in Xubno ka soo jeedda Deeganka Saax-dheer oo Odeyaal ahi warbaahinta u sheegen in Galaydh Damacsan yahay in Somaliland uu la hadlo Xilna u doonto isaga iyo Xubno Ku jirra maamulkii uu kaga dhawaaqay Saax-dheer Odeyaashan oo Qaar kood ka soo Horjeedan Arrinta Cali Khaliif Galaydh ayaa waxay

Hargeysa Online