Godoomiyaha Degmada togwajaale oo jabiyey wareegto kusoocotay dhamaan masuuliyiinta.
Posted by ifraax on September 16 2014 16:44:45

Godoomiyaha Degmada togwajaale xaashi maxamuud cabdi oo jabiyey wareegto kusoocotay dhamaan masuuliyiinta heer gobol ilaa heer DEGMO.


Extended News

 

Godoomiyaha Degmada togwajaale xaashi maxamuud cabdi oo jabiyey
wareegto kusoocotay dhamaan masuuliyiinta heer gobol ilaa heer DEGMO
Wareegtadaas oo lagu amrayey inay xayiraan ilaaliyaan Dhulka ay
leeyihiin iskuulada dalka balse uu fasaxay maayerka wajaale dhulkaa si
oo hore ay u iibiyeen shaqsiyaad dhulboob ah oo wasaarada waxbarashada
katirsan ha uugu horeeyo gudoomiyihii waxbarashada wajaale maamulaha
dugsiga dhexe ee xasan cawke iyo kormeeraha wajaale

sikastaba ha haatee waxa baryahan danbe isasootaraya maamulka degmada
tog wajaale hagar daamooyinka uu ku hayo dhulka danta guud ah
hadaytahay mid ah xaga jidadka ah iyo bilicda magaalada iyada oo
lagu jiro xili roobeedkii waxa magaalada meelwalba buuxa qashin iyo
maamulkii loo igmaday inuu ka shaqeeyo danta guud oo aan siyaasadii
xukuumada ku shaqaynayn balse ku shaqaynaya siyaasado qarsoon iyo
heshiisyo gaar ah oo lala galay cid aan umada utudhayn iyo taladii oo
gacanta ugashay ciil qabayaan ka faa iidaysanaya maalmaha ay
joogaan dhaqaalaha umada iyo wasaarada arimaha gudaha oo gabtay shadii
arimaha guda balse u tafaxadatay inay ka shaqayso arimaha dibada
arintan oo mugdi galisay kalsoonidii lagu qabay in maamulguu oo
suuban uu ka hanaqaado dhamaan gobolada dalka balse waxaad moodaa in
la iloo bay maayaradii degmooyinka iyada oo ay dhamaan iswada taageen
dhamaan barnaamijyadii horumarineed ee gobolada iyo degmooyinku
sababteedana ay leedahay wasaARADA ARIMAHA GUDAHA OO KASEEXATAY
SHAQADII QARANKA AY uhaysa iyada oo ku mashquushay citiraaf raadin
iyo booqashooyinka dalalka jaarka ah
 



maxamed cabdilaahi
wajaale office