Wasaarada Waxbarashada oo ku dhawaaqday Natiijada Imtixaanadka.
Posted by ifraax on September 29 2014 16:54:45

Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Somaliland ayaa si rasmi ah  maanta ugu dhawaaqay Natiijada Imtixaanaadka Dugsiyada Sare iyo Dugsiyada Hoose ee Fasalka 4aad iyo Fasalka 8aad ee sanadka 2013 Ilaa 2014.


Extended News

Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Somaliland ayaa si rasmi ah  maanta ugu dhawaaqay Natiijada Imtixaanaadka Dugsiyada Sare iyo Dugsiyada Hoose ee Fasalka 4aad iyo Fasalka 8aad ee sanadka 2013 Ilaa 2014.

Ugu horeyn Wasiiru Dawlaha Waxbarashada ayaa Furitaankii Munaasibada lagag dhawaaqayey Khudbad koobanka jeediyey waxaanu ku soo dhaweeyey Gudoomiyaha Imtixaanaadka Mr Daa’uud Si faah faahsan ugu dhawaaqay.