War-Saxaafadeed Xil – Magacaabis Xisbiga UCID Laanta Wales UK.
Posted by xaaji on September 30 2014 10:13:47

Xil-Magacaabis Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la Magacaabo Xilalka Banaan ee xisbaga waxa uu manta. 


Extended News

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Xil-Magacaabis Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la Magacaabo Xilalka Banaan ee xisbaga waxa uu manta oo ay Taarikhdu Tahay 29/09/2014 Loo magacaabay Gudoomiyaha Laanta Wales Md, Mubaarig Ahmed Mahamed . Ka Dib Markii Aad Looga Fiirsadey Isla markaana Wada tashi Dheer Laga Galey Masuulkan Hadaba waxa la faraya Masuulka kor ku xusan in uu hawshiisa u bilaabo sida ugu dhakhsaha Badan kana soo baxo waajibaadkiisa loo igmaday. Waxaanu Illaahay uga baryaynaa in uu kuu fuduudeeyo xilkaa laguu Magacaabey.

 
ALLA MAHAD LEH Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng, Faysal Cali Waraabe