Khatarta Amnidare ee ka jirta magaalo ganacsiyeedka Togwajaale.
Posted by abdi on October 07 2014 07:44:14

Khatarta Amnidare ee ka jirta magaalada magaalo ganacsiyeedka Togwajaale maalinba maalinta kadanbaysa sii kordhaysa Togwajaale.


Extended News

 

Khatarta Amnidare ee ka jirta magaalada magaalo ganacsiyeedka
Togwajaale maalinba maalinta kadanbaysa sii kordhaysa Togwajaale oo
ah magaalo ganacsiyeed islamarkaana uu eebaha Raxmaankii uu ku
manaystay nimco islamarkaana ah meel allahwaxdhigay ayaa waxaa ka
jira nusqaamo aad utirobadan tuugada oo aad usoobadatay
lanabeegsanayo dadka marka ay habeenkii sii hoyanayaan iyo ciidanka
booliska Degmada Togwajaale oo aanlahayn Gaadhi ay kuhawlgalaan hadii
meel kamida magaalada loogasoo sheego in ay dhibaato ka jirto ama
Budhcad joogto Gaadiid la ,aantasaldhiga booliska magalada wajaale
waxay sahashay in si dhibyar loobaadho dadka shaqooyinkooda kazoo
rawaxa unahoyanaya Guryahooda aniga oo ah maxamed cabdilaahi Qombor
waxaan wasaarada arimaha gudaha ku war galinayaa in sida uugu
dhakhsaha badan waxlooga qabto amnidarada soo noqnoqotay waxakale oo
aan coddheer ugu baaqaynaa dawlada Somaliland inaanaysahashan
ilaalinta amniga umada iyo maalkooda hadii arintaa wax laga
qabanwaayo waxaa dhicikarta in shirkadaha ganacsatada iyo dadka lagu
tuhmayo insi toos ah loo dhoco oo aanay ku joogsanay mobile qof laga
qaatay
Sikataba ha ahaatee waxay dadweyna ku dhaqan degmada tog wajaale
quus ka joogaan codsiyaadii iyo dalaabaadkii ay xukuumada 5 shan
jirsatay ee madaxweyne axmed siilaayo ay kaga dalbeen siidi ay uhelii
lahaayeen maamul suuban oo hanan kara Degmada oo kutaala goob
xaasaasiya islamarkaana kulmisa dadyow kala Gadisan oo ka kala
yimaada Gobolada Geeska Africa iyaga oou baahan inay helaan cadaalad
Hadii ay sidan kusii socoto wajaale aakhirka waalaga hayaami doona
waxa sii xoogaysanaya dhalinyarada ku hubaysan tooriyaha oo si
badheedha u baadha dadka socotada ah iyo oromada tahriibaysa waxa
kale oo jirta in guryo loo furtay dadka ethiopianka ah ee u
tahriibaya dalalka carabta iyaga oo inta lagaraaco lagaqaato lacago
iyadoo look ala badinayo DHACA dadka socotada ahee masaakiinta
maamulka ka arimiya maagaalada wajaalena lama socdaan xaqiiqada iyo
xaalada dhabta ah ee kajira magaala Togwajaale cuqubaadasina waxa
dhabarka uridan doona xukuumada kulmiye ee kaseexatay dalka

Waa maxay suu ,aasha ah maxaa kadhexeeya wasiirka Arimaha gudaha
iyo maayarada dalka?
dalka ma dano dhaqaale maxayse wasiiradii soo maray wasaarada
arimaha Gudaha aywax uugaqaban waayeen cabashada dadweynaha ee
socotamudada shanta sano ah DR Gaboose waxba kamaqaban maxamed nuur
caraale Duur waba kama qaban warancade waxba kama qaban ayaaklasugayaa
inay shaqadooda gutaan oo ay shacabka u adeegaan warancade oo loo
hanweynaa inuu waxyn kataridoono wakaa fardhaqaajinkari la,a ma awood
kasaraysa ayaajirta mise shaqadooda ayaanay umadaxbanaanayn
 
Maxamed Cabdilaahi Qombor Togwajaale
Somaliland Tell 00252634177785 0025265996699