Tacsi Kusocota Marxuum Ismail Lamumbe.
Posted by abdi on October 07 2014 07:51:50

Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Waddani laantiisa UK, Mudane Kenadid Abdikarim Jama; Isagoo ku hadlaya Magaciisa, kan Xaaskiisa iyo Caruurtiisa iyo Weliba kan Xisbiga Waddani Laantiisa UK.


Extended News

Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Waddani laantiisa UK, Mudane Kenadid Abdikarim Jama; Isagoo ku hadlaya Magaciisa, kan Xaaskiisa iyo Caruurtiisa iyo Weliba kan Xisbiga Waddani Laantiisa UK, waxuu halkan Tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa Qoyskii, Qaraabadii iyo Axsaabtii uu ka tegay Illahay ha u naxariistee Marxuum Ismail Lamumbe oo dhowaan geeriyooday. 

Illahay Waxaan uga baryaynaa inuu Dembigiisa dhaafo, Hoy uu ku nastana uga dhigo Janooyinkiisa Macaanka badan. Eheladii iyo Asxaabtii uu ka tegayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.  
Aaaaammmmmmiiiiinnnnn