Tacsi Ku socota dhamaan reer Xuseen Diiriye.
Posted by ifraax on November 01 2014 10:02:59

Haddaanu nahay Jaaliyada Reer UK ee Beesha Ciidagale. Dhamaan Xubnahan Hoos ku xusan oo Wakiil ka ah Qurbajooga  Reer UK Ee Beesha.


Extended News

Innaalillaah wa innaa ilayhi raajicuun

Haddaanu nahay Jaaliyada Reer UK ee Beesha Ciidagale. Dhamaan Xubnahan Hoos ku xusan oo Wakiil ka ah Qurbajooga  Reer UK Ee Beesha.


Waxanu tacsi tiiraneyo leh u direyna dhamaan reer Xuseen Diiriye(ina diiriye curad) Geerida naxdinta leh ee ku timid Jamac Xuseen Diiriye oo ku geeriyoodey isaga oo shaqadiisa gudanaayey maanta magaalada leicester ee carriga Ingiriiska , waxanu marxuumka ilaahey uga  baryayna inuu janatul fardowsa ka waraabiyo dhamaan ehelada, ubadekiisa, ooridiisii, qaraabada  iyo beesha uu ka baxayba samir iyo iiman ka siiyo ameen aameen ameen.

 

  1. Deeq Cabdi Digale======= Guddoomiye.
  2. Mustafe Cabdulahi Ismacil==Guddoomiye ku xigeen.
  3. Cabdulqadir Cali Baraar===Xoghaye.
  4. Cabdi Cabdulahi Mooge==xubin.
  5. Maxamed Cabdi Omaar===xubin.
  6. Mawlid Axmed Iidan======xubin.Sahra Ismacil Xasan
  7. Adan Farax Geedi=========Xubin.
  8. Fuaad Cisman Muxumed==xubin.
  9. Cabddulahi Xasan Maxamed=xubin.
Garabka haweenka.
  1. Amina Xaashi Guuleed======== Guddoomiye garabka haweenka.
  2. Sahra Ismacil Xasan====== Khasnajiyad.
  3. Hodan Sulda Rashiid======xubin.
  4. Fosiya Cisman Cawaale=====xubin.
  5. Ifrax Maxamed Baaruud====xubin.
  6. Fardawsa Adan Koodbuur==xubin.
  7. Nuura ciise omaar ======xubin

 

 

 

 

 

 

 

 

 


Wa billaahi tawfiiq
Guddoomiyaha beesha Ciidagale UK.

Deeq Cabdi Digale