Jaaliyadda Somaliland ee Minnesota Oo Soo Dhaweyntii Ku Qaabilay Jamal Cali Hussein.
Posted by xaaji on November 25 2014 12:10:06

Xaflad balaadhan oo loo kala hadhin oo Jaalliyadda Somaliland iyo taageerayaasha xisbigga UCID ee gobolka Minnesota.


Extended News

Xaflad balaadhan oo loo kala hadhin oo Jaalliyadda Somaliland iyo taageerayaasha xisbigga UCID ee gobolka Minnesota ay habeen hore ku sharfeen Mudane Jamaal Cali Xuseen, Murashaxa xisbigga Cadaaladda iyo daryeelka ee UCID.

 

 

 

 

 

Halkan Ka daawo.