Waraysi laga duubeen, intii la Dilin Wiil uu Adeer u ahaa C/raxman Faroole
Posted by ifraax on December 17 2014 12:03:20

Al-shabaab oo soo Bandhigay Waraysi ay ka duubeen, intii ayna Dilin Wiil uu Adeer u ahaa C/raxman Faroole


Extended News

 

 

 

 

 

 

 

 

Al-shabaab ayaa waxay soo bandhigeen Muuqaalka iyo Waraysi ay leeyeesheen Wiil uu adeer u ahaa Cabdiraxmaan Faroole, Intii aanay toogan.
Waraysigaan ayaa wuxuu uga hadlayaa arimo badan oo La xidhiidha Shaqadiisa, Beesha uu kasoo Jeedo, Xidhiidho lala soo sameeyay Xiligii uu madaxwaynaha ahaa C/raxmaan Faroole iyo Arimo badan.

Halkan Ka Daawo.