Askari ka tirsan Marineeska Mareykanka oo si xun u jir dilay Taksiile Soomaali ah!
Posted by ifraax on December 17 2014 12:20:07

Taksiile Soomaali ah oo lagu magacaabo Aadan Gacal oo 34 sano jir ayaa si xun loogu jirdilay magaalada Seattle ee gobolka Washington ee dalkaas Mareykanka.


Extended News

Taksiile Soomaali ah oo lagu magacaabo Aadan Gacal oo 34 sano jir ayaa si xun loogu jirdilay magaalada Seattle ee gobolka Washington ee dalkaas Mareykanka, Ninkaan Taksiilaha ah ayaa waxaa la sheegay inuu saqdii dhexe ee habeenkii uu soo qaaday 3 nin iyo qof haween ah iyadoona markii ay goobtii ay rabeen uu geeyey uu mid ka mid ah rakaabkaas uu u dhiibay kaarkiis Bankiga si uu u bixiyo lacagtii lagu soo qaaday, Laakiin ninkaas ayaa waxaa uu ka carooday ka dib markii uu taksiilaha Soomaaliga uu ka daahiyey inuu dib ugu celiyo kaarkiisa oo ku mashquulsanaa inuu lacagtaas kala baxo.

Video