Ogeysiis 18 may West Midlands Somaliland Community.
Posted by abdi on May 06 2015 10:50:39

West Midlands Somaliland CommunityMadash lagu qaban doono xafladdasannad guurada 18 may ee SomalilandAddress ; Regent Park roadSmall Heath.Banqueting HallBirmingham


Extended News
West Midlands Somaliland CommunityMadash lagu qaban doono xafladdasannad guurada 18 may ee SomalilandAddress ; Regent Park roadSmall Heath.Banqueting HallBirminghamB10 0QP Ogesiis  - ogeysiis Waxa dhamaan bulshada Somaliland ee ku dhaqan magaalada Birmingham iyo nawaaxigeed  , la` ogeysiinayaa ; In ay ka soo qayb galaan xafladda loogu dabaaldegayo xuska maalinta 18 may oo ah maalinta lagu maamuusayo gooni-isutaaga  jamhuuriyada Somaliland.Xafladdaas waxa lagu qaban-doonaa  cinwaanka kor ku xusanWaxaana la qaban-doonaa maalinta 26 may 2015 saacdda 5.00 pm  ilaa 12.00 pmDhamaan bulshada waxaa laga codsanaynaa ina ay ilaaliyaan wakhtiga iyo nidaamka madasha xafladda,Waxa madasha xafladda iddinku diyaar ahGuddida qabanqaabada oo idinku soo dhaweyn doona gamco furan iyo waji farxad leh .Waxa kale oo madasha xafladda aad kala kulmi doontaan  Maaweelada caruurta iyo madadaalada dadka waaweyn sida,Maansooyin, heeso , gabayo ,Ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka Cunto fudud iyo cabitaano intaba .Qiimaha lagu gelayaa , wuxuu kala yahay;Tikidhka Caruurta da,doodu ka yartahay  (16) waa £5.00 oo keliyaTikidhka qofka ka weyn (16) waa £15.00 oo keliyaSidaa iyo hanbalyo iyo ciid wanaagsan .Waad mahadsantihiinwixii intaa dheer ee faahfaahin , faddlan ah,  nagala soo xidhiidhtelifoonada kala ah . 07468603509 amma 07946158046Gudida qabanqaabada munaasabada 18 may ee magaalada Birmingham