Ogeysiis dhamaan Ku socoto Akhristayaasha Shabakada Hargeysa Online.
Posted by abdi on May 17 2015 21:18:32

Waxaan dhamaan la ogeysiinayaa in shabakada caalamiga ah ee Hargeysa Online ay fursad kuu siinayso sanadkan.


Extended News

 

 

 

 

 

Waxaan dhamaan la ogeysiinayaa in shabakada caalamiga ah ee Hargeysa Online ay fursad kuu siinayso sanadkan in aad u soo diri karto sawirada 18 may 2015 si boggan hore lagu daabaco sawiradaada  waxaad noogu soo hagaajisaa  emailkan  Info@HargeysaOnline.Net   weliba adigoo soo raacinaya Magaalada iyo wadanka ay ka dhacdey sawirada aad soo direyso.

Mahadsanid.