Hub Iyo qalab Milateri Oo ay Dowlada Imaaraadku Ku Caawisay Somaliland.
Posted by abdi on July 04 2015 03:53:41

Wasaaradda gaashandhiga Somaliland iyo taliska ciidanka Somaliland ayaa xaqiijiyay in markab wada gaadiid dagaal iyo hub ay dawladda Emirateka.


Extended News

Wasaaradda gaashandhiga Somaliland iyo taliska ciidanka Somaliland ayaa xaqiijiyay in markab wada gaadiid dagaal iyo hub ay dawladda Emirateka carabtu ku deeqday uu maanta ku soo xidhay dekedda Magaaladda Berbera. Gaadiidka ayaa iskugu jira Beebeeyo Gaadiidka tiknikaddu isticmaasho.

hub-lagu-caawiyay-ciidanka-qaranka1.jpg

 

hub-lagu-caawiyay-ciidanka-qaranka2.jpg

hub-lagu-caawiyay-ciidanka-qaranka3.jpg

hub-lagu-caawiyay-ciidanka-qaranka4.jpg

hub-lagu-caawiyay-ciidanka-qaranka5.jpg

hub-lagu-caawiyay-ciidanka-qaranka6jpgcrdownload.jpg

hub-lagu-caawiyay-ciidanka-qaranka7jpgcrdownload.jpg

hub-lagu-caawiyay-ciidanka-qaranka8jpgcrdownload.jpg

hub-lagu-caawiyay-ciidanka-qaranka9jpgcrdownload.jpg