Agaasimaha W/A/gudaha A/samad maal waa hubaal in uu yahay ninka ugu musuqa badn leh dawleden.
Posted by ifraax on August 16 2015 08:59:11

Hadal araar badan lama soo qaate lakin aaan u mug dhaco  agaasimaha giid ee wasaarad arimaha gudaha oo ah nin dhalin yaro ah.


Extended News

Hadal araar badan lama soo qaate lakin aaan u mug dhaco  agaasimaha giid ee wasaarad arimaha gudaha oo ah nin dhalin yaro ah ahana dadka aadka isu aamusiiya ee aan hadal isna dhuba ayaaa ah nin had ku can baxay musuqa iyo in uu isi siiyay asgu meesha agaasimahan waxaa uu musuq maasuqay qandarasyad JPLJ iyo mashaariicada kale ee mara meesha waxaa aan cidi la arag oo dawladuna aany ka war qabin police reform ka iyo waxaaa kale o uu kaligii maamusha oo wasaarada iyo shaqaalaheeduba aanay la arag mashaariicdii IOM ta ilaa hada waxa uu ka dhistay aqlkii afarad hadaba waxa is waydiin leh ma dawladeena waxaa ku wadataa mase  kaligiiba is leh laguma ogo waxaanu ka codsanaynaa dawlada ahmed siialaanyo iyo wasiirka cali waran cade in agaasimaha hoos looo eego ooo bal musuqan la dhaho kolay dayn mayside  dadka u tudh iyo dadka

Wasaarada arimaha guduhu agaasimaheedu wan in dhiiri galinaya masuqa iyo sharci darada waana nin caadaystay in uu xooloaha umada ku shubto jeebkiisa shaqsiyadeed intii uu xilka hayay agaasimahani waxa wasaarad uu ku soo guray beeshiisa oo qudha oo aanu cid kale albaabka ka furin cabdisamad maal haduu yahay agaasime sacad muusena waanu ku raacsanhay in uuu shaqaalaysiiyo hadii uu yahay agaasime qarana waxaanu ka codsanayna madaxda iyo qarankaba in lagu eego il gooni ah waxa uu samaynaaya bal la tix raco oo hantida qaranka lagu soo taago maxkamad si dhalin yarada bari dalka qabsanaynaaa aany sidiisa oo kale caadaysan.