Midig iyo bidixba ku mugaabi musuqa ina maalaaw ileen miciin baad u haysataaye.
Posted by abdi on August 25 2015 08:30:44

Agaasimaha guud ee wasaarad arimaha gudaha mr abdisamad maal ayaa ah ruux ku wada wasaarad jaha qaladn oo ilaa hada sida uu wax.


Extended News

Agaasimaha guud ee wasaarad arimaha gudaha mr abdisamad maal ayaa ah ruux ku wada wasaarad jaha qaladn oo ilaa hada sida uu wax u maamulaya dadku garan waaye.
agaasimahan guud oo ku sifoobay nin waxun cuna aan waxba qaban wax uu ka tagayaana aany jirin ayaaa dawlada had jirtaana ay ka laabatay indhaha 
agaasimahan aya wax uu cuna qabateeyay oo afduubay waxii mashaariic ay laheed wasaaradin oo noqotay wax jeebkiisa ku dhaca si kastab ha noqotee hadii agaasihan uu ku sii wad sidan waxa dhici doonta in wasaaradu ay noqoto meel fadhiida oo aan cidi waxba ka qabsan waxna qaban hore aya loo oga lacgtii diiwan galinta sidia uu u cunay iyo qabkii uu u maamulay hadan waxaa ba aad mooda in mesha uu ka dhigtay xafis asaga u gaara mana soo xaadiro officeka 
shaqada qaranka hadii jeeb qof ay ka bixi waydo anab hebel raali gali waxaad dhici doona in qof kasta halka uu joogo uu isgu u noqodo hor jooge anab uu lahado  wasaarada ina maal ku filaan wayday malaha in maliyad la geeyo ayaabu ku wacnaaa hadii musuqan dawladu kula socoto.