Waxaan Taageerasanahay In Laba Madaxwayne Ku Xigeen Somaliland Loo Sameeyo.
Posted by abdi on August 25 2015 08:35:16

Waxaan Taageerasanahay In Laba Madaxwayne Ku Xigeen Somaliland Loo Sameeyo Kala Ah Midig Oo Ah Bari Iyo Bidix Oo Ah Galbeed.


Extended News

Waxaan Taageerasanahay In Laba Madaxwayne Ku Xigeen Somaliland Loo Sameeyo Kala Ah Midig Oo Ah Bari Iyo Bidix Oo Ah Galbeed,

Marka Hore Waxaan Idinku Salaamya Salaanta Islaamka Wasalaamu Calaykum Warxamatulaahi Wabarkaatu Bacda Salaanta Islaamka waxaan Jeclaystay Maanta Inaan Aragtidayada Ku Iftiimiyo Waxan u Arakay Inay Waxtar Ugu Jiro Dalka Iyo dadkaba  Waana In Somaliland Loo Sameeyo Lba Madaxwayne Ku Xigeen Hadaba waxa Is waydiin Mudan Waamaxay Faa,,iidada Ugu irta Laba Madaxwayne u Xigeen    TUSAALEWaxaan Hubaa Maanat Hadii Halka Saylici Madaxwayne Ku Xigeenka Uu Ka Yahay Isgo Isu Haysta Cabdiraxman Cabdillaahi Saylici Inuu Madaxwayne Ku Xigeen U Yahay G/Awdal Oo Qudha Haduu Ahaan Laha  Madaxwayne Xigeen MR SALEEBAAN XAGLO TOOSIYE Inuu Bari Iyo galbeedba Isku Xidhi Laha  Suldaanka Cadhooday ee wabar uu Buuraha Kaga Daba Gali Lahaa HADABA WAXA Jirta Tabasho Badan oo Ka Jirta  Xaga Beesha Harti Ama Dhulbahante Oo Ah Beel Aad U Balaadhan Una Baahan Inay Iska Dhex Aragto Shaashada Hogaanka DALKA Hadaba Waxa Ila Haboon Oo Ahayd In Mar Hore La Garto Lana Sameeyo Madaxwayne Ku Xigeen Laba Garab Ah Oo Isku Awooda Oo Lakala Yidhaa Madaxwayne Ku Xigeenka Midigta Iyo Madaxawyne K Xigeenka Bidixda Oo Ka Kala Taagan Bari Iyo Galbeed oo Waliba Laga Dhigo Saleebaan Axmed Ciise Xaglo Toosiye Oo Ah Halyay Keeni Kara Waxbadan dadku U Baahanyahay Hadaba Fadlan Cod Haloo Qaado Anigoo Ka Codsanaya Sadexda Gole Qaran Iyo Shacbakaba Wabilaahi Tawfiiq Somaliland Guul Shanta Soomaliyana Hanoolaadan Aamiin Aamiin Aamiin 

By Abw, Sidiiq Sh Faarah GabaarOslo Norwaygaashaan_1986@Hotmail.com