Shacabka ku dhaqan magaalada Togwajaale oo ka dayrinaya khilaafaadka soo noqnoqonaya.
Posted by abdi on August 25 2015 09:08:40

shacabka ku dhaqan magaalada Togwajaale oo ka dayrinaya khilaafaadka soo noqnoqonaya ee ka dhaxeeya laamaha dawlada.


Extended News

 

shacabka ku dhaqan magaalada Togwajaale oo ka dayrinaya khilaafaadka soo noqnoqonaya ee ka dhaxeeya laamaha dawlada sida  taliyayaasha laanta socdaalka iyo Taliyaha Boliska oo iyagu midba midka kale ku eedaynaya inaanay wada shaqayni jirin geesta kale waxa jira khilaafyo horleh oo soo jiitamayey in mudo ah soo kala dhex galay Gudoomiyaha Degmada Togwajaale iyo xoghayaha fullinta Dawlada hoose ee wajaale khilaafkaasi oo hakiyey habsami usocodka hawlihii dawlada iyo adeegyadii arimaha bulshada
 oo aanay jirin cidkashaqaysa sida kawaanka xoolaha  lagu qalo oo dayac xoogani ka muuqdo iyo Qushaaski oo buxdhaafiyay wado yinka waawayn ee magaalada dhex mara dhinaca kale Gudoomiyaha Degmada Togwajaale oo ay dadweynaha  kafilayeen inuu isbedel lataabankaro kusamayndoono  waxda dhulka ee Dawlada hoose  ah intabadan  kuwa abuura muskuladaha dhulka ee soo noqnoqada arintani oo hadaysidaa kusiisocoto sababikarta mudahaaraado horleh oo ay shacabku kagasoo horjeestaan maamulka Degmada.
  
LASOCO QAYBAHA DAMBE
Wariye Khadar Cabdi Cabdilaahi    Togwajaale Somaliland

EMAIL:   khadardhaylo1@gmail.com
tellphone 252634726781