Warmutiyeed ay soo saareen jaalliyada beesha Daa,uud Ismacil(Ciidagale)
Posted by abdi on August 25 2015 09:15:02

Walaallayaal waxaanu halkan idiinku soo gudbinnay annaga oo ah guddida jaalliyada beesha UK isla markaana ku hadlayna  magaca ururka Gaaroodi.


Extended News

Bismillaahi Arramanirraxeem.  dammaan ummadda reer Somaliland waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh.Allah ayaa mahad mudan,rasuulkiisa Muxamed naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato.


Walaallayaal waxaanu halkan idiinku soo gudbinnay annaga oo ah guddida jaalliyada beesha UK isla markaana ku hadlayna  magaca ururka Gaaroodi , farriin ay na soo gaadhsiiyeen guddida mashruuca waddad cad ee (Hargeysa/Salaxley/Ina-Guuxaa)


Kaas oo ah gabagada dhammaystirka mashruuca waddada cad waxaana lagama maarmaan ah in laga wada qayb qaato.

 Farriinta ay na soo gaadhsiiyeen  guddida mashruuca waddad cad ee (Hargeysa/Salaxley/Ina-Guuxaa) waa tan



Guddoomiyaha jaalliyadda UK,

Beesha badhtamaha ,koonfurta

iyo bariga Hargaysa.

Ahna guddoomiye ku xigeenka,

Ururka Gaaroodi,Deeq Cabdi Digale.