Maareeye Cali xoor xoor Dawladu may u falantahay mase asaaga foxiso haysta Qaybtii 3aad.
Posted by abdi on September 07 2015 07:40:36

Ayadoo aynu tix raacayno qoraaladeeni hore ee aynu ka qoraynay maareeyaha caanka ah ee cali xoor xoor ayaaa maanta waxaa aan ku soo qadayaa maqaalka.


Extended News

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Ayadoo aynu tix raacayno qoraaladeeni hore ee aynu ka qoraynay maareeyaha caanka ah ee cali xoor xoor ayaaa maanta waxaa aan ku soo qadayaa maqaalka wax yaab cali dekada uu ka dhoofiyo anba uu soo dajiyo ee aan cidi ogeen iyo had sababta uu ugu maqan yahay dubia , maareeye cali waa nin sida aynu qoraaladeeni hore ku soo sheegnay ah fulay anaba  ugu baqdin dhaw kursigiisa waxii ka qadi kara anab ugu dhaw waxii famliga madaxweyna ka soo jeeda in uu aad isu hoos dhigo cali xoor xoor hada waxa uu ku sugan ayahy magaalad carbta ee dubai taas oo loo sheegay in cali uu ku maqn yahay heshiiskii dekada in kastoo heshiiska xata haduu u tago uusan rali ka ahyn asgub cali xoor xoor waxa uu dhoofiyaa dekada berbera shidaal aan dawladeednu ogeen oo uu u dhoofiyo xuutiyinta yemen taas oo aan wax cashuur ah laga qaadin waxaa kale oo uu soo dajiyiyaa hubka nooca fudud oo uu soo saro markabka biil asgoo ku soo dhex rida tanaagta timirta ooo ay dekeda u soo degaan timir ahaaan si shacabka indha hooda looo  ariyo caad cad ,cali xoor xoor dawladii hore ee riyaale waxa uu ahaa masuul asagu meesha iska leh oo wax lacg ah ma uu dhigan jirin waxa uu galin jiray shaxaad iyo wax la mid ah lakin dawladan waxa uu ogaaday in aad tagi karto marka aad doonto cali waxa uu buuxsaday kiishash lacag ah wiigii hore waxa laga diray shirkad dahabshiil ee barbara 800.000 sideed boqol oo ku oo dollor waxaana lagu diray magac qof kale asgoo loo wady cali xoor xoor oo joooga dubai muwaaidn ninka lacagta intaa leeeg dalka ka dirayaa maxuu ku qabanaya ma asaga leh ma madaxtooyad leh ma xafiiska somaliland had la fura leh mase aqal ayuu ka iibsanaya xooolaha umada  waxa uu ku sameeyo qoraalka 4raad ayad si toos ah uga aqrisan doontaan  hadii allah ka dhigo