Maareeye Cali xoor xoor Dawladu may u falantahay mise asagaa foxiso haysta qaybtii 3aad.
Posted by ifraax on September 08 2015 10:49:47

Ayadoo aynu tix raacayno qoraaladeeni hore ee aynu ka qoraynay maareeyaha
caanka ah ee cali xoor xoor ayaaa maanta waxaa aan ku soo qadayaa.


Extended News

Ayadoo aynu tix raacayno qoraaladeeni hore ee aynu ka qoraynay maareeyaha
caanka ah ee cali xoor xoor ayaaa maanta waxaa aan ku soo qadayaa maqaalka
wax yaab cali dekada uu ka dhoofiyo anba uu soo dajiyo ee aan cidi ogeen
iyo had sababta uu ugu maqan yahay dubia , maareeye cali waa nin sida aynu
qoraaladeeni hore ku soo sheegnay ah fulay anaba  ugu baqdin dhaw
kursigiisa waxii ka qadi kara anab ugu dhaw waxii famliga madaxweyna ka soo
jeeda in uu aad isu hoos dhigo cali xoor xoor hada waxa uu ku sugan ayahy
magaalad carbta ee dubai taas oo loo sheegay in cali uu ku maqn yahay
heshiiskii dekada in kastoo heshiiska xata haduu u tago uusan rali ka ahyn
asgub cali xoor xoor waxa uu dhoofiyaa dekada berbera shidaal aan
dawladeednu ogeen oo uu u dhoofiyo xuutiyinta yemen taas oo aan wax cashuur
ah laga qaadin waxaa kale oo uu soo dajiyiyaa hubka nooca fudud oo uu soo
saro markabka biil asgoo ku soo dhex rida tanaagta timirta ooo ay dekeda u
soo degaan timir ahaaan si shacabka indha hooda looo  ariyo caad cad ,cali
xoor xoor dawladii hore ee riyaale waxa uu ahaa masuul asagu meesha iska
leh oo wax lacg ah ma uu dhigan jirin waxa uu galin jiray shaxaad iyo wax
la mid ah lakin dawladan waxa uu ogaaday in aad tagi karto marka aad doonto
cali waxa uu buuxsaday kiishash lacag ah wiigii hore waxa laga diray
shirkad dahabshiil ee barbara 800.000 sideed boqol oo ku oo dollor waxaana
lagu diray magac qof kale asgoo loo wady cali xoor xoor oo joooga dubai
muwaaidn ninka lacagta intaa leeeg dalka ka dirayaa maxuu ku qabanaya ma
asaga leh ma madaxtooyad leh ma xafiiska somaliland had la fura leh mase
aqal ayuu ka iibsanaya xooolaha umada  waxa uu ku sameeyo qoraalka 4raad
ayad si toos ah uga aqrisan doontaan  hadii allah ka dhigo