Dilaalka suuqa siyaasada ee besha adan madoobe.
Posted by ifraax on October 18 2015 23:24:35

Beel kastab waxaa ay yeeshaan dilaalin lakin qoyska madaxweynaha waxaa ay leeyihiin dilaalin fool xun oo anshax daran oo meel kasta.


Extended News

 

Beel kastab waxaa ay yeeshaan dilaalin lakin qoyska madaxweynaha waxaa ay leeyihiin dilaalin fool xun oo anshax daran oo meel kasta oo lagu qayilaaya ka shega sirta qoyska iyo siyaasad taas oo ay ugu wacan tahay jimce soo raac fara badan oo qoyska madaxweynaha ah faan moodaya sirta in la shego.

Dilaalka beeshe aadan madoobe suuqa ugu jira aan kana bixin marfash yada daahir daabax ayaa asagu beesha sacad muuse malinba mid casumo oo ka dhaadhiciya in la taagero muuse biixi waxanu mar kasta cuskada in asgu uu wakiil ka yahay qoyska madaxtooyada oo uu isgu ka sido war ah in madaxweynahu aanu sharaxneen dilaalkan oo asgu suuqa kala iibsiga raba in uu dawlada danbe la jan qaado ayaa waxaa mankisa ka maqan cilmiga siyaasadu in uu is rogi karo markuu doono daahir daabax ayaa asgu marka uu rabo in uu qofka qanciyo wax uu wacaa baashe oo ay asga habr wadaag yihiin  umada reer somaliland waxaa lagu baraarujinaya ninkasi in u iska yahay aleeel anaba xaaxeeyo beesha adan madobe ka luntay oo qoloftii sare oo qudha ah waxii u marfashyada ka sheego anaba uu dadka u shego lama qabaan beeshu lakin ninkii run moodaw adaab ka liitaa

alla mahad lahe