War Deg Deg ah Lix Wasiir oo iska Casilay Xukuumada Siilaanyo.
Posted by abdi on October 26 2015 19:40:25

Wasiirada Xilka Iska Calisay ila ahaatan ayey Tiradoodo maray 4 Wasiir oo kala ah Wasiirka Arimaah Dibada Maxamed Biixi Yoonis , Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali X. Xasan.


Extended News

Hargeysa(Hargeysa Online)Wasiirada Xilka Iska Calisay ila ahaatan ayey Tiradoodo maray 4 Wasiir oo kala ah Wasiirka Arimaah Dibada Maxamed Biixi Yoonis , Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali X. Xasan, Wasiirka Sahaqada iyo Arimaha Bulshada Dr Cabdi Aw Daahir, Wasiiraka Cadaalada Xuseen Axmed Caydiid, Wasiirku xigeenka Dibu Degjinta Nimco Xuseen Qawdhan, iyo Wasiir ku xigeen Deegaanka.


Wasiiradan ayaa ka Cadhooday Amar uu madaxweyne Siilaanyo ku siiyey inay Taageero siiyaan Gudoomiyaha KULMIYE

Hargeysa Online