Ciidamada jasiiradda Malta ayaa xalay badda ka soo bad-baadiyay 84-tahriibayaal soomaali ah.
Posted by xaaji on July 07 2012 02:13:26

Ciidamada jasiiradda Malta ayaa xalay badda ka soo bad-baadiyay 84-tahriibayaal soomaali ah kuwaas oo isugu jiray rag, haween iyo caruur.


Extended News

Ciidamada jasiiradda Malta ayaa xalay badda ka soo bad-baadiyay 84-tahriibayaal soomaali ah kuwaas oo isugu jiray rag, haween iyo caruur.

Talriibayaashan oo saarnaa doon macbil ah oo ay ku doonayeen in ay ku soo galaan qaaradda Yurun ayaa cilad badda ku dhex qabsatay, waxaana ka gaaray ciidamada Malta oo keenay goblka Valletta ee jasiiradda Malta.

Waxaa lagu daad-gureeyay basas, qaarkoodna waxaa loo fidiyay baaritaan caafimaad.

 

somalimalta1.jpg

somalimalta2.jpg

somalimalta3.jpg

somalimalta4.jpg

somalimalta5.jpg

Horay ayaa waxaa badda sidan oo kale looga soo bad-baadiyay muwaadiniin soomaaliyeed oo qaab tahriib ah ku soo galayay Yurub iyagoona doomo macbil ay ka soo raaca dalal ay ka mid yihiin Libya.