Jaaliyadda Somaliland ee ku nool Dalka Mareykanka oo Xafiis ka Furatay Virginia.
Posted by ifraax on December 28 2015 19:42:24

Waxaa si Rasmi ah looga Furay Gobolka Virginia oo ku yaalla duleedka magaalada Washington Xafiis ay leeyihiin Jaaliyadda Somaliland ee ku nool Maraykanka.


Extended News

 

Waxaa si Rasmi ah looga Furay Gobolka Virginia oo ku yaalla duleedka magaalada Washington Xafiis ay leeyihiin Jaaliyadda Somaliland ee ku nool Maraykanka.

 

Xafiiskan ayaa wuxuu qaabilsanaan doona isku-xirka jaaliyadaha gaar ahaan kuwa ku nool gobollada Virginia, Washington iyo Maryland; waxaana ka qayb-galay furitaanka xafiiskan Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan saddexdan gobol, mas’uuliyiin kala duwan iyo xubno ka socday gobollada kale ee dalka Maraykanka iyo weliba waddanka Canada.

Halkan ka Dhageyso VOA