Hambalyo Meher Wacan Wariye C/raxmaan Axmed Ilsar iyo Marwo Muna Cali.
Posted by ifraax on December 30 2015 10:55:15

Waxan Halkan Hambalyo Aan La Soo Koobi karayn Hawda U Marinaynaa Anagoo kala Ah  Mukhtaar Cali Madoobe iyo Xaaskiisa Kaltuun Cismaan.

 


Extended News
Hambalyo Meher Wacan Wariye C/raxmaan Axmed Ilsar iyo Marwo Muna Cali 

Hambalyo..............Hambalyo....................Hambalyo Meher Wacan 

Waxan Halkan Hambalyo Aan La Soo Koobi karayn Hawda U Marinaynaa Anagoo kala Ah  

Mukhtaar Cali Madoobe iyo Xaaskiisa Kaltuun Cismaan  Iyo Sidoo kale Caruurtiisa Meherka Wariye C/raxmaan Axmed Ilsar iyo Marwo Muna Cali Axmed Oo Shalay Galaab Meherkoodu Ka Dhacay Caasimada Gobolka Sanaag Ee Magaalada Ceerigaabo Gaar,ahaana  Hotel Sanaag 

Waxan Leenahay Rabi Ha Idinka  Yeelo Kuwii Isku Waara Ubad Khayrqaba Kala Hello 

Aamiin Aamiin........................Aamiin