Guddida Beesha Daa’uud Ismaaciil (Ciidagale) Oo Doortay Hogaan Cusub.
Posted by ifraax on January 13 2016 06:00:00

Guddida Horumarinta Beelaha Daa’uud Ismaaciil (Ciidagale) ee shirwaynihi Sadexaad ee Beeshaasi lagu doortay ayaa caawa si rasmi ah u doortay hogaan cusub.


Extended News

Guddida Horumarinta Beelaha Daa’uud Ismaaciil (Ciidagale) ee shirwaynihi Sadexaad ee Beeshaasi lagu doortay ayaa caawa si rasmi ah u doortay hogaan cusub .


Guddida oo maalmihii u danbeeyay ku jiray shirar is daba joog ah oo la xidhiidha sidii loo dooran lahaa Hogaanka Guddida ayaa ugu danbeentii caawa Ambassador Hotel ee Magaalada Hargaysa lagaga dhawaaqay .

Magacyada Guddida Cusub Iyo Xilalka loo Kala Magacaabay .

 

Maxamuud Muuse Gooni :  Gudoomiye

Cismaan Baane  :  Gudoomiye Ku Xigeenka Kowaad

Axmed Guud Cade :  Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad

Yuusuf Maxamed Guuleed  : Xoghaye

Yuusuf Maxamed Xuseen :  Xoghayaha Maaliyadda

 

Hargeysa Online