Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Qaabilay Wafti Ka Socda Dalka China.
Posted by ifraax on February 10 2016 11:00:24

Wasiirka Wasaaradda Arrimahada Gudaha Somaliland  Mudane Cali Maxamed Waran Cadde Ayaa Galabta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Dalka China.


Extended News

Hargaysa(Hargeysa Online)Wasiirka Wasaaradda Arrimahada Gudaha Somaliland  Mudane Cali Maxamed Waran Cadde Ayaa Galabta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Dalka China.


Wasiir Waran-cadde iyo Xunbaha Waftida ayaa Ka Wadahadlay Sidii Loo Sii Xoojin lahaa Xidhiidhka Xaasiibtinimo iyo Horimarka Labada  Dal, Iyadoo Labada dal ee China Iyo Somaliland  uu  ka dhaxeeyo xidhiidh saaxiibtinimo oo guun ahi .

Wasiirka Arrmaha Gudaha Iyo Waftidan  oo Muddo Hal Saaca Uu Qaatay Shirkoodu Ayaa  Isla Qaatay Sidii Loo Dardar Galn Lahaa Xidhidhka Labada Dhinac.

Shirkan Ayaa wasiirka Arrimaha Gudaha Waxaa Ku  Wehelinaayey Wasiirka Warshadaha Somaliland Mudane Shucayb.

Hargeysa Online