La Taliyaha Arimaha Dibadda Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Ucid oo ka qeybgashay martiqaad.
Posted by ifraax on March 10 2016 02:12:54

Waxaa Maanta Sharaf Wayen Ii Ahayed Inaan Ka Qayeb Galo Martiqaadka Madaxweynihi Hore Ee Dalka Finland Marwo Tarja Halonen (2000-2012).


Extended News

Waxaa Maanta Sharaf Wayen Ii Ahayed Inaan Ka Qayeb Galo Martiqaadka Madaxweynihi Hore Ee Dalka Finland Marwo Tarja Halonen (2000-2012) Iyo Waliba Garabka Haweenka Xisbiga Social Demogratic (SDP, Demarinaiset ) Ee Dalka Finland, Seminaar Aad O Qiima Badan O Lagaga Hadlayay Dhinacyo Fara Badan Ku Saabsan Nordic Culture Point , Waxaa Lagu Soo Bandhigay Fikradu Kala Dowan O Ku Saabsan Haweenka Aduunka Ku Nool Iyo Siday O Yihiin Laf Dhabarta Mujtamac Kasta.

 


Waxaan Si Gaar Aan Oga Wadahadalnay Madaxweynihi Hore Marwo Tarja Halonen Inaan Anigu Ahay Muadinad Reer Somaliland Ah O Ah La Taliyaha Arimaha Dibadda Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Mudane Jamal Ali Hussein 2017 Aan Waliba Ka Tirsanahay Gudida Ictiraaf Raadinta Ee Dalka Finland Taas O Aan Ka Mid Noqday 03.03.2016 O Aan Waliba Ahay Xubin Ka Tirsan Xisbiga SDP Finland .

Waxaan Madaxweynihi Hore Dalka Finlnad Marwo Tarja Halonen Ka Codsaday Inay Nagala Soo Qayeb Gasho Inshaa Allah 18 May 2016 Ee Sanad Guuradi Somaliland Waanay Iga Aqbashay Ayada O Faraxsan , Waxaanay Iigu Hambalyeysay Sida Sharafta Leh Ee Aan Oga Soo Qayeb Galay Xafladaas Iyo Seminaarka Magaca Madaxweynaha Ku Baxay Tarja Day Seminaar ,


La Taliyaha Arimaha Dibadda Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Ucid
Samia Muse