Allahayoow Doc Naageed Miyaad Igu Danbaysiisay !!
Posted by ifraax on March 20 2016 09:27:33

Waxaan Videogan Kaga Dareen Celinayaa Halkangii SNM Ee Somaliland Lagu Asaasay Iyo Maanta Somaliland 2016 Marxaladaha Qaawan.


Extended News

Waxaan Videogan https://www.youtube.com/watch?v=KZIsWAm-yG4 Kaga Dareen Celinayaa Halkangii SNM Ee Somaliland Lagu Asaasay Iyo Maanta Somaliland 2016 Marxaladaha Qaawan , Abaaraha Iyo Mashaariicda Khayriga Ah .

 

Daba Malahaa Balaayee

Ano Daanka Qabanaaye

Deeq Markay Taagantahay

Dood Iyo Baane

Iyada Oo Rag Ii Dabasocdoo

Iga Danbeenaayay

Diya Iyo Qaar Badana Anoo

Dayen O Kala Qaaday

Anigoo Dadwaynaha Dhaqoo

Nabad O Daaweeya

Darajada Rag Leeyahay

Anoo Daafta Sare Gaadhay

Anigoon Haween Talo Ka Dayin

Dirasho Mooyaane

Allahayoow Doc Naageed Miyaad Igu Danbaysiisay !!!!!!

 

 

La Taliyaha Arimaha Dibadda Musharaxa Madaxweyne Xisbiga UCID

Samia Muse