Waa Markeenii Ogaysiis Muhiim ah Khasnadaada Aakhiro Deposit garayso.
Posted by ifraax on March 31 2016 10:51:09

Waxaan Dhammaan Dhalinayarada Gobolka Togdheer Ogaysiinayaa in Habeen Taariikhdu Tahay 1/04/2016 Kuna Beegan Habeenka Jimce ah Waxaa Jira Kulan.


Extended News

Ku: Dhammaan Ummadda Islaamka ah
Ku: Dhammaan Shacab Weynaha Somaliland.
Ku: Dhammaan Qurba Joogta Somaliland.
Ku: Dhammaan Dhalinyarada Reer Somaliland 
Ku: Dhammaan Dhalinyarada Gobolka Togdheer(Especially)


Waxaan Dhammaan Dhalinayarada Gobolka Togdheer Ogaysiinayaa in Habeen Taariikhdu Tahay 1/04/2016 Kuna Beegan Habeenka Jimce ah Waxaa Jira Kulan/Meeting Lagu Taakulaynayo/Caawinayo Dadka Ku Tabaalaysan Abaaraha Somaliland Gaar ahaan Gobolada Xaaladaha Adag Ku jira Ee Galbeedka Dalka Goobta Kulanka ka dhacayaa waa HOTEL DEERO.
.
Nabigu Cs waxaa laga Weriyay Xadiiskan 
(عن أبي هريرة رضي الله عنه عن النبي صلى الله عليه وسلم قال من نفس عن مؤمن كربة من كرب الدنيا نفس الله عنه كربة من كرب يوم القيامة ومن يسر على معسر يسر الله عليه في الدنيا والآخرة ومن ستر مسلمًا ستره الله في الدنيا والآخرة والله في عون العبد ما كان العبد في عون أخيه ومن سلك طريقا يلتمس فيه علمًا سهل الله له به طريقا إلى الجنة وما اجتمع قوم في بيت من بيوت الله يتلون كتاب الله ويتدارسونه بينهم إلا نزلت عليهم السكينة وغشيتهم الرحمة وحفتهم الملائكة وذكرهم الله فيمن عنده ومن أبطأ به عمله لم يسرع به نسبه)
رواه مسلم
.
Fadhiga Halaga Kaco oo Jeebka Gacanta hala Geliyo Jaaniska Ka Faaidayso oo $1 Sadaqadayso 1 Qof oo Somalilander ahna Badbaadi Aakhirana Ajar Deposit garayso.
.
NB:Dhalinayarada ‪‎Qurba_joogta‬ ah ee Gobolka Togdheer Hawsha Qayb Baad ka Tihiin

 

Qadarin,

Abdifatah Basher Hassan
basherson@gmail.com
+252-65-9301159/+252-63-4079607
Burao-Somaliland
Skype ID:basherson01