Deg Deg: Wasiirkii hore ee Arimaha Bulshada Dr Cabdi Aw-daahir oo Geeriyooday
Posted by abdi on April 07 2016 00:36:03

Allah ha u naxariistee Waxa saaka ku geeriyooday magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer Wasiirkii hore ee Wasaraada.


Extended News

Burco(Hargeysa Online) Allah ha u naxariistee Waxa saaka ku geeriyooday magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer Wasiirkii hore ee Wasaraada Shaqada iyo Arimaha Bulshada Dr. Cabdi Aw-daahir.


Marxuumka ayaa u geeriyooday Wedne Xanuun ku soo booday sida ay sheegayaan Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Burco oo uu Marxuumku ku geeriyooday.

Inaalilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun

Hargeysa Online