TACSI (GEERIDA DHAALINYARADDA SOMALILAND)
Posted by abdi on April 21 2016 11:49:50

Innaa Lilaahu wa Innaa Ilayhu Raajicuun. Aniga oo ku hadlaya magaca guddiga dallada SSE iyo ka dhammaan xubnaha Dallada SSE ee dalalka Yurub ayaa waxa aan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan dadka reer Somaliland.


Extended News

SOMALILAND SOCIETIES IN EUROPE (SSE)

 

       
     
   
 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Tacsi (Geerida Dhaalinyaradda Somaliland) 

 Innaa Lilaahu wa Innaa Ilayhu Raajicuun

 

Innaa Lilaahu wa Innaa Ilayhu Raajicuun. Aniga oo ku hadlaya magaca guddiga dallada SSE iyo ka dhammaan xubnaha Dallada SSE ee dalalka Yurub ayaa waxa aan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan dadka reer Somaliland. Si gaara waxa aan tacsi ugu dirayaa qoysaskii iyo qaraabaddii  ay ka baxeen dhaalinyaradasii.


Geeridu, waa xaq oo waa wax ina wada sugaya, laakiin geerida naxdinta leh ee ku timid tiirada inta leeg ee dhaalinti wadaankeenaa ahayd waa mid si toosa inoo wada taabatay.

Ilaahay ha u naxariistee dhammaantood waxay ahayeen xoogi iyo mustaqbalkii dalkeena iyo daadkeena ba.


Ilaahay ayaynu uga baryaynaa inuu naxariistiisa ka waraabiyo isla markaana samir iyo iimaan inaga wada siiyo.

 



Abdourahman Yassin


Guddoomiyaha Dallada SSE