Waamaxay Xidhiidhka ka Dhexeeya Wabar iyo Jamacada Camuud.
Posted by abdi on May 12 2016 10:11:26

Waxa jirta in mudooyinkan danbe  uu jiray  Nin  suldaan sheegta  oo  sheegi jiray in uu  mu caarad  ku yahay  Somaliland  waxa   kale  oo ninkaasi.


Extended News

 

Waxa jirta in mudooyinkan danbe  uu jiray  Nin  suldaan sheegta  oo  sheegi jiray in uu  mu caarad  ku yahay  Somaliland  waxa   kale  oo ninkaasi  sheegtay  in uu yahay  hogaamiye   dagaal   labadaasi     ma aha  wax isqabanaya marka la eego  dhaqanka   somaalida  in nin suldaan sheegtay  uu  hadana  sheegto  hogaamiye  dagaal  sababta oo ah ninka suldaanka  ah waxa lagu yaqaanaa  in uu yahay  qof  ku sifaysan dhawr sanaan  iyo  in uu dadka  isku soo jiido   nabadana  uu kashaqeeyo.  Halka   qofka  hogaamiye dagaal  ah  uu yahay  qof  utaba  baran  kali ah  sidii  wax  loo dili lahaa  hadab  akhriste  labadaa  arimood  ma is qabanayaan? Jawaabtu waa maya. .

Waxa  aad  loo hadal hayn jiray   in  markii xaalada   wabar  bilaabantay    meesha  ugu  badan ee uu wabar dhaqaalaha  ugu badan ka  helaa  in ay  ahayd   jaamacada   camuud     arintaas oo aad loo hadal hayn jiray ,   waxa   kale oo jirtay in  wakhtigii ninkaasi   jabhada   watay    ee uu ladagaalami jiray   ciidanka  Somaliland    in dhaqaalaha jaamacad camuud uu hoos udhac badani ku yimid  iyada oo lagu tuhun sanan jiray  in dhaqaalhii   loo leexiy   dhinaca   jabhada  wabar.  Arintaasna  waxa cadayn u ahay in  wakhtigaasi   ay  dhici jirtay  in mushaarka  shaqaalaha   jamacada   ushaqeeyaa   mushaar koodii  cudhiidhi   galay    oo biliba   bil    ay  riixi   jirtay      arintii markii hore  tuhunka ahayd wataa  maanta cadaatay ee  ay  soobaxday  wixii  kadhaxeeyay  wabarna    cadeeyay in meesha laga maalgalinjiray ay ahayd   jamaacada camuud .

Waxa  kale oo jortay in ninka  layidhaahdo  saleebaan  Axmed  Guuleed    oo ah  gudoomoyaha  Jaamacada  camuud    ay  walaalo yihiin ninka  layidhaahdo  Maxamed   Axmed   Guuleed (Haayir)b  oo ah madaxwayne ku xigeenka   khililka shanaad ee  Ethiopia  ay  kawada socdeen arintaa   wuxuuna  ku  balamiyay ciidan beeleedka layidhaahdo    (budhinta ) oo  ah ciidanbeeleed    deegaanada  kililka shanaad  ay leeyihiin   ( qabalayada)   in uu   udhameeyay  in ay lashaqeeyaan   arintaasi oo markii  danbe  ay soo afjartay dawlada Somaliland    ayna   kusoo afjartay  in meel qarisa  la waayay    nikaa  iyo   intii yarad ee  uu jabhada  ahayd ee uu haystay   waxay na kaliftay markii danbe in uu is ku soo dhiibo  ciidanka  qaranka  Somaliland. Waxa lasheegaa in ay  jaamacada   camuud kaga baxday  arintaa  lacagbadan   oo lagu qiyaasay 7000,000$ arintaa   oo markii hore  qarsoonayd ayaa  waxa  jirta in hada  ay sifiican usoo  shaacbaxday    ay cadaatay in meeshaasi ay tahay meesha laga  maal galin jiray    ninkaa   fidma wadaha ah . ee raba  in uu khlkhal galiyo   nabada iyo xasiloonida somaaliland.

Qalinkii: Faadumo   Axmed  Muuse.